استطلاع حول الأحياء الصالحة للعيش في شرق بريستول (Arabic)

إن مجتمعات بريستول القوية والمتفاعلة والمتنوعة هي ما يجعل المدينة مكانًا جذابًا للعيش والعمل والدراسة.

على الرغم من أن جميع أحياء بريستول هي مصدر فخر للمجتمعات التي تخدمها، فإننا نعلم أنه يمكن القيام بالمزيد لضمان تلبية احتياجات سكاننا بشكل أفضل، وكذلك التحديات التي نواجهها كمدينة في الوقت الحاضر والمستقبل.

ما هي الأحياء الصالحة للعيش [Liveable Neighbourhood]؟

الحي الصالح للعيش هو منطقة في المدينة تركز على الناس وتكون "صالحة للعيش".

تهدف مخططات الأحياء الصالحة للعيش إلى خلق أماكن آمنة وصحية وشاملة وجذابة حيث يمكن للجميع تنفس هواء نقي والوصول إلى المساحات الخضراء والشعور بالانتماء إلى المجتمع.

بالإضافة إلى إعطاء الأولوية لرفاهية المجتمع على حركة المرور العابرة، تهدف هذه المخططات إلى تشجيع التنقل المستدام من خلال تسهيل المشي، والتنقل على عجلات (مثل استخدام الكراسي المتحركة أو الدراجات البخارية الصغيرة)، وركوب الدراجات، أو استخدام وسائل النقل العام.

الوضع الحالي للمشروع التجريبي لحي شرق بريستول الصالح للعيش

شرق بريستول هو أول مشروع حي صالح للعيش (Liveable Neighbourhood) يتم تجربته في بريستول.

تشمل المنطقة التجريبية بارتون هيل وأجزاء من ريدفيلد وسانت جورج، جنوب شارع تشيرش رود، كما هو موضح في الخريطة أدناه:

EBLN area

 

الآن بعد أن تم تطبيق المخطط التجريبي لفترة من الوقت، نقوم بتقييمه لاتخاذ قرار بشأن ما إذا كان ينبغي جعله دائمًا.

تحليل حركة المرور والبيانات الأخرى، ومراجعة التصميمات من منظور سهولة الوصول، وقياس آراء الناس هي بعض الطرق التي نقيّم بها المشروع.

نريد الآن معرفة رأيك في منطقتك المحلية بعد التغييرات.

برنامج المشاركة المجتمعية

  • الاكتشاف المشترك: من يناير إلى يوليو 2022. فهم ما يحبه الناس وما يرغبون في تغييره في منطقتهم. تحديد العوائق التي تحُول دون جعل المنطقة أكثر ملاءمة للعيش.
  • التطوير المشترك: من سبتمبر 2022 إلى مارس 2023. جمع تطلعات المجتمع التفصيلية باستخدام مجموعة أدوات تصميم للمساعدة في تشكيل الحي الصالح للعيش.
  • تبادل معلومات المخطط التجريبي: من مايو إلى يونيو 2023. مشاركة الخطة، بما في ذلك خريطة، لتجربة الحي الصالح للعيش التي تم تطويرها مع المجتمع.
  • التشاور القانوني بشأن المخطط التجريبي: من يناير إلى فبراير 2024. هذه هي العملية الرسمية لوضع أوامر تنظيم المرور لإجراء تغييرات على الطرق السريع

إذا تم اتخاذ قرار بجعل المخطط دائمًا، فسيتم إجراء مشاورات قانونية حول عناصر محددة (تعتمد على لائحة تنظيم المرور) من المخطط (مثل أي تغييرات في المرشحات النمطية أو مواقف السيارات أو الخطوط الصفراء المزدوجة) في عام 2026.

كما نهدف إلى إجراء مزيد من المشاركة المجتمعية الموجهة بشأن المقترحات المتعلقة ببعض الأماكن العامة المحددة، من أجل وضع التصميمات النهائية.

قد يتبع بناء المخطط الدائم برنامج ثانٍ للفنون الشوارعية والأنشطة الثقافية، والذي سيتضمن مزيدًا من المشاركة مع المجتمعات المحلية في جميع أنحاء المنطقة.

كيف يمكنك إبداء رأيك في هذه المرحلة

  • الرد على هذا الاستطلاع.
  • الرد على شركة الاستطلاعات المستقلة إذا اتصلت بك. ستقوم الشركة باستطلاع رأي عينة تمثيلية من سكان شرق بريستول لجمع الآراء
  • اتصل بفريق Liveable Neighbourhood إذا كان لديك أي أسئلة أو تعليقات إضافية.

تاريخ انتهاء الاستطلاع يوم الجمعة 7 نوفمبر 2025.

الرد على هذا الاستطلاع

إذا كنت بحاجة إلى هذا الاستبيان في شكل مختلف:

  • البريد الإلكتروني: liveableneighbourhoods@bristol.gov.uk
  • اتصل على: 0117 903 6449 واترك رسالة على جهاز الرد الآلي.
  • أو اكتب إلى: East Bristol Liveable Neighbourhood, Transport Engagement Team, PO BOX 3399, 100 Temple Street, Bristol BS1 9NE.

يمكن استخدام تنسيق مختلف:

  • سهل القراءة (Easy Read)
  • طباعة كبيرة
  • برايل
  • لغة الإشارة البريطانية
  • لغة مختلفة
Xaafadaha Lagu Noolaan Karo ee Bariga Bristol (Somali)

Bulshooyinka xooggan ee Bristol oo firfircoon, oo kala duduwan oo aad hawlaha uga qeybqaata ayaa ka dhigaya magaalada meel soo jiidasho leh oo lagu noolaado, laga shaqeeyo oo wax lagu barto

In kasta oo dhammaan xaafadaha Bristol ay yihiin meelo ay bulshooyinkoodu jecel yihiin, waxaannu ognahay in wax badan la qaban karo si loo xaqiijiyo inay si fiican u daboolaan baahiyaha dadka deggan iyo caqabadaha aannu kala kulanno magaalada hadda iyo mustaqbalka.

Waa maxay Xaafad Lagu Noolaan Karo?

Xaafad Lagu Noolaan Karo waa qeyb ka mid ah magaalada oo ay dadku kaalin ku leeyihiin laguna noolaan karo.

Qorshayaasha Xaafadda Lagu Noolaan Karo waxay ujeeddadoodu yihiin inay abuuraan meelo ammaan ah, caafimaadka wax tara loo dhan yahay, oo soo jiidasho leh, halkaas oo qof kasta uu ka qaadan karo hawo nadiif ah, uu ka heli karo meelo cagaaran, oo uu dareemi karo inuu ka mid yahay bulshada.

Sidoo kale, iyagoo mudnaanta siinaya wanaagga bulshada marka la eego baabuurta waddada maraysa, qorshayaashani waxay dhiirrigeliyaan safarka deegaanka u roon oo waxaa dadka loo fududaynayaa socodka, isticmaalka meesha loogu talaggalay naafada iyo adeegsiga mootada naafada , wadista bushkuleetiga ama isticmaalka gaadiidka dadweynaha.

Xaaladda tijaabada Xaafadda Lagu Noolaan Karo ee Bariga Bristol

Bariga Bristol waa qorshaha ugu horreeya ee Xaafadda Noolasha ee lagu tijaabinayo Bristol.

Qeybta tijaabada, oo ay ka mid tahay Barton Hill iyo qaybo ka mid ah Redfield iyo St George, koonfurta Church Road, ayaa lagu qeexay khariidadda hoose:

 EBLN area

Qorshaha tijaabada ahi wuxuu hadda socdaa jiray muddo, waxaannu qiimaynaynaa si aanu u go'aansanno inuu noqdo mid joogto ah.

Hadda oo nidaamka tijaabada uu socday muddo, waxaanu qiimeynaynaa si aan u go'aamino in la dhigo mid joogto ah.

Falanqaynta baabuurta waddada marta iyo xogta kale, habsami u eegista naqshadaha marka laga eego dhinaca helitaanka iyo qiimeynta aragtida dadka waa qaar ka mid ah siyaabaha aanu u qiimaynayno qorshaha.

Hadda waxaannu doonaynaa inaannu ogaanno sida aad u aragto deegaankaaga kaddib isbeddellada dhacay.

Barnaamijka ka qaybqaadashada bulshada

  • Wada-ogaansho: Janaayo ilaa Luulyo 2022. Fahanka waxa ay dadka jecel yihiin iyo waxa ay jeclaan lahaayeen inay ka beddelaan xaafadooda. Ogaanshaha caqabadaha ka dhigaya deegaanka mid lagu noolaan karol.

  • Wada-horumar: Sebteembar 2022 ilaa Maarso 2023. Ururinta rajooyinka faahfaahsan ee bulshada iyadoo la adeegsanayo qalab naqshadeyn ah si loo caawiyo qaabaynta Xaafad Lagu Noolaan Karo.

  • Macluumaadka qorshaha tijaabada: Maajo ilaa Juunyo 2023. La wadaag qorshaha, oo ay ku jirto khariidadda, ee tijaabada Xaafadda Lagu Noolaan Karo oo la sameeyay iyadoo lala kaashanayo bulshada.

  • La-tashiga sharci ee qorshaha tijaabada: Janaayo ilaa Febraayo 2024. Tani waa habka rasmiga ah ee lagu sameynayo Amarada Xeerarka Baabuurta si loo sameeyo isbeddello ku saabsan waddooyinka.

Haddii go'aanka la gaaro si loo sameeyo qorshaha mid joogto ah, waxaa jiri doona la-tashi sharci oo ku saabsan waxyaabaha gaarka ah (ku salaysan Amarrada Xeerarka Baabuurta) ee qorshaha (tusaale ahaan, wax kasta oo isbeddel ah oo ku saabsan shaandhaynta qaababka, baabuur dhigashada ama xariijimaha hurdiga ah labaad) sanadka 2026.

Waxay sidoo kale ujeedadeenu tahay inaannu sameyno ka-qaybgal bulsho oo dheeraad ah oo ku saabsan soo jeedinta qaar ka mid ah meelaha dadweynaha, si la isula socodsiiyo qaababka ugu dambeeya.

Barnaamij labaad oo farshaxan waddo iyo hawlo dhaqameed ayaa sidoo kale raaci kara dhismaha qorshaha joogtada ah, kaas oo yeelan doona ka-qaybgal dheeraad ah oo lala yeesho bulshooyinka ku nool xaafadaha.

Sida loo muujiyo ra'yigaaga marxaladdan

  • Ka jawaab sahankan.

  • Ka jawaab shirkadda sahanka madaxa banaan haddii ay kula soo xiriiraan. Waxay sahmin doonaan qeyb ka mid ah xogta bulshada ee bariga Bristol si ay u ururiyaan aragtiyo

  • La xiriir kooxda Xaafadda Lagu Noolaan Karo wixii su'aalo ama faallooyin dheeraad ah.

Si aad u muujiso ra'yigaaga, fadlan ka jawaab su'aalaha sahanka Jimco 7 Nofeembar 2025.

Go to the survey

Haddii aad u baahan tahay sahankan oo ah qaab kale:

  • email: liveableneighbourhoods@bristol.gov.uk

  • wac: 0117 903 6449 oo fariin ku reeb telefoonka.

  • Warqad u soo dir: East Bristol Liveable Neighbourhood East Bristol Liveable Neighbourhood, Transport Engagement Team, PO BOX 3399, 100 Temple Street, Bristol BS1 9NE.

Qaab kale oo suurtaggal ah wuxuu noqon karaa:

  • Akhriska Fudud

  • daabacaad weyn

  • Farta dadka indhaha la'

  • Afka Calaamadaha Ingiriiska (dadka dhegaha la')

  • Af kale

 

 

Stay up to date with consultations and engagements

Sign up to our newsletter